logo
Adkowfx

Hosted by David Simmons

4.5 (10 Reviews)

To leave a review you need to be logged in

Halkan wa madal wax barasho Waliba suuqyada onlinka ah Gaar ahaan Forex,waana meeshii u horeesay ee fudaydisa ICT concept waliba nuxurka, waxa ayna soo saarty arday gaadhaysa 1000 qof 2022 dhamaadkiisi ilaa hada, sanadkan wixii review ah waxaan u warejin doonnaa webkan, samaan iyo xumaanba. wixi hore kasoo akhriso instagramka iyo Tekegramka ee ay dadku naga dhaheen.Thanks. no more haters.

Reviews 10

4.5

Out of 5.0

comment
Mohamed Ahmed
Jan 08,2025

aad ayaa u mahadsantahay ustaad cawale forex ismaal laheyn sidaan bee fudeed u noqon doonta thnks marlawaad

comment
Axmad Meyzar
Jun 28,2024

Thank you mr Adkow because of you changed my life 👊🏻 Trading style and psychology system of the market

comment
Realsumio
Jun 24,2024

Adkow simplified ict concept like no one does if you’re beginner or advanced you’re in right hands 🙌

comment
customer
Jun 23,2024

Qofkii ugu horeeyay ee Somali ICT soo gaarsiiyo ustaad adkow sharaf iyo karaamo suuqii waxa adkaa lamoodi jiray ayuu adke noo jilciyay

comment
Apdyfiťãh Mohmed Ahmed Śâmî
Jun 23,2024

Runtiii isma dhahen forex sidan umacansan dontaa thnkz ustaad

comment
fxx
Jun 23,2024

MY Name is Abdihakin I have been with ADKOW team for 1year and 8 month I am happy to have been one of them for a long time

comment
customer
Jun 23,2024

Waxaan imaday madasha Adkow anoo accountiyo guba, aniga oo aan physiology gayga aanan xakamayn karin, aniga oo aan ICT waxba iga bilaabnayn. Alx manta waxaan ahay trader profitable ah accountiyo kala duwana gacanta ku haya oo maamula Team Adkow waa adkeyaal

comment
abdallepp snapchat
Jun 23,2024

madal waxbarasho oo la hubo thanks team adkow intaad wax iga saxdeen ina hagteen mahdsanidiin

comment
Yaqub Burhan
Jun 23,2024

Sannadka 2020-ka ayaan ku soo biiray suuqa Forex markii iigu horaysay, illaa iyo 2023-diina waan harjadayay, waxaan soo maray in ka badan 3 Academy iyo 5 Strategy oo wax ii shaqeeya oo ii qalma aan waayay, waxaan soo gubay Accounts badan, lacago badanina waxay iiga soo baxeen Mentorships kala duwan oo aan u arkayay inaan wax ka faa'iidayo, laakiin ugu dambayn waxaan baraarugay bishii April 2023, waxaanan gartay inaanan joogin meeshii saxda ahayd ee ii qalntay, muddo 2 illaa 3 bilood ah oo aan xog uruurin wadayna waxaan go'aansaday inaan barto Concept-ga ICT kuna soo biiro Adkow Community, Aug 06, 2023 ayaan ku soo biiray bahda Adkow, maantana waxaan ku jiraa 10 bilood iyo 16 maalmood, Alxamdulillaah waxaan noqday Profitable walow ay waqti igu qaadatay, haddana dadkii aan wax baray ayaaba Profitable ah alxamdulillaah. Qof walba oo Adkow Community ka tirsan waxaan kula dardaarmayaa; waad joogtaa meesha saxda ahayd ee adigu noqo qofkii saxda ahaa. Dadka kale ee wali ku dhiban Strategy-yadaha kale ama Academy-yada kale walina aan wax result ah hayn iyakana waxaan kula dardaarmayaa inay maanta meesha ay dantu ugu jirtaan gartaan, intii ay bari shanlaayi lahaayeen.

comment
Amin Sheikh
Jun 23,2024

Best mentorship you can find around with affordable price plus he's there for you at anytime and don't forget zoom calls every weekend to see a far you gone

+252654855338 [email protected]

banadir, 252, zoobe, SO

http://adkowfx.online

Contact The Company
Recently Added